Skip to Content

Difaaca dabiiciga ah -- innate immunity

Difaaca jirka

Waa difaac lagu dhasho, oo si dhakhso leh uga falceliya hanjabaadaha aan jirka ka yimid.

Tilmaamaha ugu waaweyn waxaa ka mid ah:
  • Waa difaac si toos ah oo degdeg ah uga falceliya cudur-sidaha.
  • Aan gaar ahayn: Wuxuu la dagaallamaa hanjabaad kasta si isku mid ah.
  • Ma xasuusto cudur horey u dhacay oo mala xusuus.

Difaaca dabiiciga ah waxaa ka mid ah unugyada:

  1. Unugyada-qaniina (Macrophage)
  2. Unugyada-dilaa-dabiici (Natural Killer Cells (NK Cells)) 
  3. Unugyada-bariiseyda ( Dendritic Cells )

Difaaca dabiiciga ah -- innate immunity
Maxamed August 4, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Unugyada-dareeriyaha -- Dendritic Cells
Difaaca jirka