Skip to Content

Unugyada-dilaa-dabiici -- Natural Killer Cells (NK Cells)

Difaaca jirka

Waa nooc ka mid ah unugyada difaaca jirka --unugyada cad-cad(White Blood Cells (WBC)) oo si toos ah u weerara una burburiya unugyada jirran sida kuwa kansarka leh ama kuwa cudurka faafiya (virus), iyagoon u baahnayn in la baro ama loogu diyaariyo si gaar ah (adaptive response). Waxay door muhiim ah ka ciyaaraan difaaca dabiiciga ah (innate immunity).

Unugyada-dilaa-dabiici -- Natural Killer Cells (NK Cells)
Maxamed August 5, 2025
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Difaaca la-qabsiga ah -- Adaptive Immunity
Difaaca jirka