Waxay tilmaamaysaa wax kasta oo la xiriira Xeendaabka Uurjiifka (amniotic sac), dheecaanka Xeendaabka Uurjiifka (amniotic fluid), ama xuubabka ku wareegsan Uurjiifka inta uu uurku socdo.
Lamid ah Xuub uurjiif (amnion).